Justice service centers map admin April 3, 2023 Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka DGKGS admin March 20, 2023 Agaasimaha guud Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS Cabdirisaq Noor Xasan ayaa kaga qeyb galey Magaalada Muqdisho shir wad- tashi oo ku saabsan Cadaaladda iyo Xabsiyada wajigiisa labaad. admin March 18, 2023 Wasaaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS, ayaa maanta furtay tababar socon doono laba maalin, kaaso lagu baran doono hababka is bedelada danbiyad admin March 11, 2023 Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrima Garsoorka Mudane, Xasan Cabdi qaadir ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso ayaa ku ammaanay Haweenka Soomaaliyeed kaalinta ay kaga jiraan horumarinta bulshada. admin March 8, 2023 Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS Mudane,Xasan Cabdi qadir Maxamed ayaa kulan is barasho ah la qaatayn odayaasha dhaqanka iyo haweenka ka shaqeyo xarunta Alternative dispute resolution (ADR) Ama xalinta khilafaadka dadban. admin March 7, 2023 Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS Mudane, Xasan Cabdiqadir Maxamed ayaa ka qeyb galay Munaasabad u kula dabaal dagaaye ciidanka ASluubta somaaliyeed admin February 22, 2023 Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Mudane, nuurdiin Cadow Maxamed ayaaa ka qeeb galay, shir oo ujeedkiisu ahaa Xog is dhaafsi admin February 16, 2023 Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka Dowladda Koonfur Galbeed Xasan Cabdiqadir Maxamed ayaa daah Furay Shirka Agaasimiyaasha Guud Wasaaraddaha Dowladda Koonfur Galbeed. admin December 5, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garaoorka DG KGS, Mudane, Xasan Cabdiqadir Maxamed, oo u wehliya Agaasimaha guud ayaa maanta booqosho ku tageen Xarunta Maxkamadaha waxa halkaas ku so dhaweya, Xeer ilaaaliyaha guudDG KGS Mudane,muqtaar suur admin December 3, 2022 Wasiirka cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, iyo Arrimaha Garaoorka Dowladd gobaleedka Konfor galbeed Mudane, Xasan Cabdiqadir Maxamed ayaa maanta si rasmi ah xilka kagala wareegay Wasiir Ku-xigeenka ku simaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garaoorka Mudane, Nuurdin Maxamed cabdow admin November 28, 2022 Maanta waxaa is-afgarad wadashaqayneed gaadhay Wasaaradda Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda. admin January 9, 2021 View All