Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka DGKGS

Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka DGKGS

Wasaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS ayaa qabatay shirkii 3 billaha ahaa u dhexeeya Wasaarada Cadaaladadda iyo Arrimaha Gorsoorka DG KGS iyo hey’ada USAId, EAj (expanding access to justice)

FIdinta Helitaanka adeega Cadaaladda iyo hannaanka loo maro.

Baydhaba,Marso 20,2023 Waxaa Kulanka shir gudoominaayey Wasiir Ku-Xigeenka Wasaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DG KGS Mudane, Nuurdiin Maxamaed cadow Waxaa ka soo qeeb gallay Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobalka bay, Hey’adaha NGO bahda Cadaaladda ka shaqeeyo, Garooska, Asluubta.

Shirkan 3 billaha oo ah mid joogto ah, ayaa ujeedkiisu yahay xoojinta isla-xisaabtanka, dib-u-eegista waxyaabahii qabsoomay, caqabadaha jira iyo weli ba sidoo kale siddii loo fududeyn lahaa helitaanka adeega caddaaladeed ee deeganada dowlad gobaleedka Konfor galbeed. Waxaana warbixin looga dhageestay dhamaan ka so qeeb galayaashi.