Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS Mudane, Xasan Cabdiqadir Maxamed ayaa ka qeyb galay Munaasabad u kula dabaal dagaaye ciidanka ASluubta somaaliyeed

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS Mudane, Xasan Cabdiqadir Maxamed ayaa ka qeyb galay Munaasabad u kula dabaal dagaaye ciidanka ASluubta somaaliyeed

Wuxuna u hambalyeeyay Sareyaasha, Sarakiisha, Sarakiil Xigeenada, Alifleyda iyo Dableyda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Xaasaskooda iyo Curuurtooda Dal iyo Dibad meelkasta oo ay Dunida ka jogaan waxaana ugu hambalyeenayaa 𝐗𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐌𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐟𝐚 53𝐀𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐚𝐭𝐚𝐲 markii la’aas aasay 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐬𝐥𝐮𝐮𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝, oo ku beegan maanta oo kale 22 Feb 1970 kii “”

BAYDHABA 22th FEB 2023.

The Minister of Justice and Judicial Affairs of the DGKGS, Mr. Hassan Abdikadir Mohamed, attended a ceremony to celebrate the Somali People’s Liberation Army, and congratulated the seniors, officers, lieutenant officers, alifleyda and soldiers of the Somali People’s Liberation Army.