Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Mudane, nuurdiin Cadow Maxamed ayaaa ka qeeb galay, shir oo ujeedkiisu ahaa Xog is dhaafsi

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Mudane, nuurdiin Cadow Maxamed ayaaa ka qeeb galay, shir oo ujeedkiisu ahaa Xog is dhaafsi

Shirka waxaa ka soo qeyb galay Xeer-Ilaaliyaha Guud DGKGS Mudane, Suuri , Gudoomiyaha Maxkamada Sare DGKGS Dr ahmed Muuse, iyo qeybaha kala duwan Garsoorka iyo Xeer ilaalinta oo ay qeybkastana kusoo bandhigtay warbixino.
Wasiir Nuurdiin Cadow oo dhegaystay dhammaan warbixinnada qeybaha Dacwad Oogista ayaa bogaadiyey adeegga baaxadda leh ee ay bulshashada Dowlad gobaleedka Konfar galbeed u hayaan, waxa uuna faray in ay sii Laba jibaaraan u adeegista bulshada degaanka, uguna adeegaan karti, hufnaan iyo daacadnimo.

BAYDHABA 16th FEB 2023.

The Deputy Minister of the Ministry of Justice and Judicial Affairs, Mr. Nurdin Adow Mohamed attended a meeting aimed at exchanging information.
The meeting was attended by the Attorney General of DGKGS, Mr. Suuri, the President of the Supreme Court of DGKGS Dr. Ahmed Musa, and various departments of the Judiciary and Law Enforcement who presented reports to each section.