Agaasimaha guud Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS Cabdirisaq Noor Xasan ayaa kaga qeyb galey Magaalada Muqdisho shir wad- tashi oo ku saabsan Cadaaladda iyo Xabsiyada wajigiisa labaad.

Story
Shirka waxaa diiradda lagu saarayaa xoojinta wadashaqaynta iyo iskaashiga la xiriira Arrimaha Xabsiyada.

Muqdisho 18th March 2023.

Director General of the Ministry of Justice and Judicial Affairs DGKGS Abdirezaq Noor Hasan attended the second phase of a consultation meeting on Justice and Prisons in Mogadishu.
The focus of the conference is on strengthening cooperation and cooperation in relation to Prisons Issues.