Wasiirka cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, iyo Arrimaha Garaoorka Dowladd gobaleedka Konfor galbeed Mudane, Xasan Cabdiqadir Maxamed ayaa maanta si rasmi ah xilka kagala wareegay Wasiir Ku-xigeenka ku simaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garaoorka Mudane, Nuurdin Maxamed cabdow

Xeeer ilaaalyaha guud dowladd gobaleedka konfor galbeed Mudane, Suuri ayaa ka qeyb galay munaasabadda xil wareejinta oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda beeraha, iyo Waraabka
Dhamaan marti sharafti ka so qeeb galay munaasabada xil wareejinta ayaa bogaadiyay shaqooyinkii u soo qabtay mudadi u ku simaha ahaa Wasiir Ku-xigeenka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Mudane, Nuurdiin Maxamed Cabdow iyagoona Wasiirka cusub ee Wasaaradda kula dardaarmay inuu sii wado qorshaha dib u habeynta Bahda Cadaaladda DG KGS iyo xoojinta isku xirka Garsoorka KGS

Baidoa 28th NOVEMBER 2022.

The new Minister of the Ministry of Justice and Judicial Affairs of the State of Konfor west region, Hassan Abdikadir Mohamed, today officially took over from the Deputy Minister of Justice and Judicial Affairs, Nurdin Mohamed Abdow.