Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garaoorka DG KGS, Mudane, Xasan Cabdiqadir Maxamed, oo u wehliya Agaasimaha guud ayaa maanta booqosho ku tageen Xarunta Maxkamadaha waxa halkaas ku so dhaweya, Xeer ilaaaliyaha guudDG KGS Mudane,muqtaar suur

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garaoorka DG KGS, Mudane, Xasan Cabdiqadir Maxamed, oo u wehliya Agaasimaha guud ayaa maanta booqosho ku tageen Xarunta Maxkamadaha waxa halkaas ku so dhaweya, Xeer ilaaaliyaha guudDG KGS Mudane,muqtaar suur

Wasiir Xasan Cabdiqadir waxaa sharaf weyn ii ahayd inaan maanta booqosho ku tago Xarunta maxkamadaha DG KGS ka dibna aan shir miro-dhal ah la yeesh ,Xeer ilaaliyaha guud ee DG KGS iyo dhaman Gudoomiyaasha Maxkamada Rafcaanka, gobalka iyo degmada, Garsooriyaasha, Xeer ilaaliyaasha, kaaliyaasha iyo gaarsiiyeyaasha
Wasiirka u sii wato boqashadiisa ayaa tagay Xarunta Xalinta khilafaadka dadban(ADR)waxaa halkaas ku so dhaweya shaqaalaha Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Garoosrka wuxuna ka dhageystay war bixin guud ku saabsan xaalada xarunta iyo shaqada ee u hayaan dadkoodi

Baidoa 3th December 2022.

The Minister of the Ministry of Justice and Judicial Affairs of the south wsest of Somalia, Hon. Hassan Abdikadir Mohamed, together with the Director General, today visited the Judicial Center where the Attorney General of the south west of Somalia, Mr suuri

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, iyo Arrimaha Garaoorka Dowladd gobaleedka Konfor galbeed Mudane, Xasan Cabdiqadir Maxamed ayaa maanta si rasmi ah xilka kagala wareegay Wasiir Ku-xigeenka ku simaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garaoorka Mudane, Nuurdin Maxamed cabdow

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, iyo Arrimaha Garaoorka Dowladd gobaleedka Konfor galbeed Mudane, Xasan Cabdiqadir Maxamed ayaa maanta si rasmi ah xilka kagala wareegay Wasiir Ku-xigeenka ku simaha Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garaoorka Mudane, Nuurdin Maxamed cabdow

Xeeer ilaaalyaha guud dowladd gobaleedka konfor galbeed Mudane, Suuri ayaa ka qeyb galay munaasabadda xil wareejinta oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda beeraha, iyo Waraabka
Dhamaan marti sharafti ka so qeeb galay munaasabada xil wareejinta ayaa bogaadiyay shaqooyinkii u soo qabtay mudadi u ku simaha ahaa Wasiir Ku-xigeenka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Mudane, Nuurdiin Maxamed Cabdow iyagoona Wasiirka cusub ee Wasaaradda kula dardaarmay inuu sii wado qorshaha dib u habeynta Bahda Cadaaladda DG KGS iyo xoojinta isku xirka Garsoorka KGS

Baidoa 28th NOVEMBER 2022.

The new Minister of the Ministry of Justice and Judicial Affairs of the State of Konfor west region, Hassan Abdikadir Mohamed, today officially took over from the Deputy Minister of Justice and Judicial Affairs, Nurdin Mohamed Abdow.

Maanta waxaa is-afgarad wadashaqayneed gaadhay Wasaaradda Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda.

Maanta waxaa is-afgarad wadashaqayneed gaadhay Wasaaradda Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda.

Maanta waxaa is-afgarad wadashaqayneed gaadhay Wasaaradda Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda. Iyadoo la tixraacayo is-afgaradka la kala saxeexday, Barnaamijka balaadhinta adeega Marin u helida Cadaaladda ee Soomaliya wuxuu wadda shaqayn dhaw la yeelan doonaa Wasaaradda Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya si kor loogu qaado loona balaadhiyo adeegyada cadaalada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Iyadoo loo marayo isfahankan, Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda wuxuu wadda shaqeyn la yeelanayaa Wasaaradda Caddaaladda si kor loogu qaado tayada iyo helista kaalmada caddaaladda ee dadka Soomaaliyeed. Gaar ahaan, Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda wuxu ka taageeri doonaa tayaynta Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

is-afgaradkan waxaa lagu saxeexay, xaflad uu goobjoog ka ahaa Wasiirka Cadaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Xassan, iyo Madaxa Barnaamijka Balaadhinta Helitaanka Cadaaladda, Mudane Anton Pestana.

“Wasaaradda Caddaaladda waxay mas’uul ka tahay adeegyada cadaaladda ee Dowlad Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Waxaan u aragnaa iskaashiga aan la leenahay Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda inuu yahay xidhiidh istiraatiiji ah oo muhiim u ah Wasaaradda si ay u gaarto waajibaadkeeda ah hagaajinta adeegyada caddaaladda. Waxaan ku faraxsanahay inaan saxeexnay is-afgaradkan waddashaqyaneed oo aan iskaashi la yeelanno Barnaamijka Balaadhinta Adeega Marin U Helida Cadaaladda, isla markaana aan xaqiijino sida ay nooga go’an tahay inaan sii wadno tayaynta caddaaladda ee Soomaaliya. Waxaan sidoo kale fursaddan uga faaidaysanayaa in aan u mahad celiyo USAID, oo ah deeq bixiyaha Barnaamijka balaadhinta adeega Marin u helida Cadaaladda, sida hagar la’aanta ah ee ay uga go’an tahay inay taageeraan caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya” ayuu yidhi Mudane Maxamed Xuseen Xasan, Wasiirka Caddaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

#XAFIISKA WARFIIFINTA WASAARADDA GARSOONRKA IYO CADAALADA DGKGS##