Wasaaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS, ayaa maanta furtay tababar socon doono laba maalin, kaaso lagu baran doono hababka is bedelada danbiyad

Wasaaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS, ayaa maanta furtay tababar socon doono laba maalin, kaaso lagu baran doono hababka is bedelada danbiyad

Tababarka waxaa ka soo qayb galay dhammaan ha’yadaha dawladda ee ku shaqada leh, Sida Qeybta Baarista Dembiyada (CID), xubno baarayaal ah oo ka socda saldhigyada Booliiska ee degmmada baydhaba, Xubno ka socda Maxkamadaha iyo iyo Xafiiska Xeer ilaaaliyaha shaqaalaha Wasaaradad Cadaaladda iyo Garsoorka. Ciidanka Asluubta,Hay’ado ka shaqeeya arrimaha cadaaladda, qareeno iyo kuwa kale.

Baidoa 11th March 2023.

The Ministry of Justice and Judicial Affairs, DGKGS, today opened a two-day training, which will teach about the changing methods of crime.

The training was attended by all the government agencies involved, such as the Criminal Investigation Unit (CID), investigators from the police stations in Baidoa district, members from the courts and and the Office of the Ombudsman of the Ministry of Justice and Justice. Armed Forced.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrima Garsoorka Mudane, Xasan Cabdi qaadir ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso ayaa ku ammaanay Haweenka Soomaaliyeed kaalinta ay kaga jiraan horumarinta bulshada.

Hassan Abdulkadir Mohamed ayaa hambalyo u diray guud ahaan Haweenka Adduunka, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed, isaga oo sheegay in hooyadu ay tahay laf dhabar iyo aas-aas muhiim u ah jiritaanka qoyska iyo qaranka.
Haweeen la’aantood ma jiri laheyn ummad Soomaaliyeed. Waxey mudanyihiin xus iyo xusuus ka badan hal maalin.

Muqdisho 8th March 2023.

The Minister of Justice and Judicial Affairs, Mr. Hassan Abdi Ghabir, attended an event to mark the International Women’s Day on March 8 and commended Somali women for their contribution to the development of society. Hassan Abdulkadir Mohamed sent congratulations to the women of the world in general, especially those in Somalia, saying that motherhood is the backbone and foundation of the family and the nation.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka DGKGS Mudane,Xasan Cabdi qadir Maxamed  ayaa kulan is barasho ah la qaatayn odayaasha dhaqanka iyo haweenka ka shaqeyo xarunta Alternative dispute resolution (ADR) Ama xalinta khilafaadka dadban.

Odayaasha iyo haweenka hoos imaado Wasaaradda Cadaaladda, kana socday xarunta xalinta khilaafadka ayaa balan qaaday inay garab taagan yihiin Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka DG KGS waxa ayna aad ugu bogaadiyayn shaqada wacan ay ka dhaxeyso Wasaaradda Caddaaladda (ADR) Xarunta xalinta khilaafadka dadban

Baidoa 7th March 2023.

The Minister of Justice and Judicial Affairs of the DGKGS, Mr. Hassan Abdi Qadir Mohamed, together with the Minister of the Ministry of Women and Family Affairs, Mr. Fahima Osman Omar, held a learning meeting with the elders of culture and women working at the Alternative Dispute Resolution Center (ADR) or the resolution of civil disputes.