Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka DGKGS Mudane Maxamed Xuseen Xasan ayaa maanta xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socda hay’adda FCA waxaana Ayna ka wada hadleyn wada shaqeynta Wasaaradda iyo Hay’adda.

Wada hadalka kadib ayaa hay’adda ay soo jeediyeen shaqada ee ka wado Xabsiga dhexe baydhabo ay dardar geliyaan iyo suurta galnimada in sanadka soo socdo wax laga badalo qorshayaashi hore hey’ada ugu shaqeeneyse xabsiyada iyo mashaariicda ee waday.

Kulanka ayaa is afgarad iyo bogaadin uu ku soo idlaaday, shirka ayaa Wasiirka Wasaaradda Maxamed Xuseen Xasan uga mahadceliyey booqashada iyo wadashaqeeynta ay la lee yihiin Wasaaradda.