Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka, DG kGS mudane maxamed Xuseen Xasan ayaa maanta furay tababar iyo wadatashi 2 maalin ah oo ku saabsan hab qorista Buug gacmeedka howl-gelinta nidaamka habka dadban ee xalinta khilaafaadka (Dispute Resolution, ADR Unit). kaasow ee ka so qeyb galeen Wasiir ku- xigeenka Wasaarada Amniga iyo Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul insaanka iyo xubna ka kala socday gudi hoosaadka barlamaanka aw-qaafta diinta Cadaaladda, iyo Arimaha Amniga gudaha barlamanka dowlad gobaledka konfor galbeed, ( UN WOMEN )oo wasaaradda kataagyeerta dhanka farsamada ee baahinta Cadaaladda gaar ahaan waaxda jinsiga (Gender Unit ka.) Wasiir Maxamed Xuseen Xasan ayaa Khudbad dhinacya badan tabaneyso kaga hadlay arrimo badan oo khuseeya baahinta Caddaaladda iyo sidii loo xoojin lahaa horumarinta bahda Cadaaladda
#Nabad_iyo_Caddaalad

Recent Comments