Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrima Garsoorka Mudane, Xasan Cabdi qaadir ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso ayaa ku ammaanay Haweenka Soomaaliyeed kaalinta ay kaga jiraan horumarinta bulshada.

Hassan Abdulkadir Mohamed ayaa hambalyo u diray guud ahaan Haweenka Adduunka, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed, isaga oo sheegay in hooyadu ay tahay laf dhabar iyo aas-aas muhiim u ah jiritaanka qoyska iyo qaranka.
Haweeen la’aantood ma jiri laheyn ummad Soomaaliyeed. Waxey mudanyihiin xus iyo xusuus ka badan hal maalin.

Muqdisho 8th March 2023.

The Minister of Justice and Judicial Affairs, Mr. Hassan Abdi Ghabir, attended an event to mark the International Women’s Day on March 8 and commended Somali women for their contribution to the development of society. Hassan Abdulkadir Mohamed sent congratulations to the women of the world in general, especially those in Somalia, saying that motherhood is the backbone and foundation of the family and the nation.